Dowlada oo dabo gal ku bilowday sida ay u socoto Shaqada Dekada Muqdisho (Daawo Sawiro)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeer uu ugu kuurgalayo sida ay u socdaan shaqada waxa uu ku tagay dekada Muqdisho. Kormeerka uu maanta Wasiirka Maaliyada ku tagay Dekadda Muqdisho ayaa ujeedkeedu ahaa dabo galka iyo hubinta qaabka ay shaqada Dekadda u socoto iyo u adeegida Shacabka wax kala soo … Continue reading Dowlada oo dabo gal ku bilowday sida ay u socoto Shaqada Dekada Muqdisho (Daawo Sawiro)